Wabiga Shabeelle ayaa fatahaado ka sameeyay deegaanno iyo tuulooyin hor leh oo hoos taga Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose,...
Sii hayaha Wasiirka Cadaalladda dalka Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji iyo sii hayaha Wasiir ku-xigeenka Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka...
Hoggaamiyaha Mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa markii ugu horeysay ka soo muuqday baraha bulshada ay ku xiriirto ka dib markii uu galay...
Dibadbaxayaasha u ololeeya dimuqraadiyadda ayaa isugu soo baxay caasimadda Thailand ee Bankog,dibad-baxaan ayaa noqoya kii ugu weynaa ka dib afgambigii...
Sii-hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo diyaarinayo munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dib u habeyn lagu...
Safaaradda Mareykanka ee soomaaliya ayaa sheegtay in iyada oo kaashaneysa barnaamijka cuntada adduunka ee WFP ay raashiin siineyso dadka ku...
Howl-wadeennada iyo qaar kamid ah masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay wijiga...
Turkiga ayaa diiday eedeyn uga timid guddiga sare ee xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay oo ku aaddan xadgudubyo ka dhan ah...
Diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho....
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho