Guddoomiyaha degmada Dharkeynley iyo agaasimaha dalxiiska & maalgashiga gobolka Banaadir ayaa daah furay dalxiiska degmada Dharkeynley oo markii ugu horreysay...
Kooxda kubadda cagta FC Dayax Power Supply ayaa ku guuleysatay koobka kooxaha heerka Koowaad ee Xiriirka kubadda cagta degmada Beledweyne...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay...
Kulankaan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen ururka gabdhaha ganacsatada Soomaaliyeed ayaa waxaa goob joog ka ahaa qaar ka...
Munaasabadaan lagu daah furayay Hotelka Heritage ee laga hirgeliyay magaalada Muqdisho waxaa ka qeyb-galay Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya,...
Daahfurka shirakadda ganacsiga Djibouti Shipping Company oo maanta markabkii ugu horeeysay oo shirkaas u rarnaa ku soo xirtay dekada Muqdisho,...
Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ee Dalka Maraykanka ayaa soo dhaweeyay Magaacabista Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane...
Munaasbaad lagu maamusayay wax qabadka taliyaha ciidanka Aluubta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Muqdisho taasi oo ay ka qeyb-galeen sii hayaha...
Hoggaamiyeyaasha Taliska Mareykanka ee Afrika Jeneraal Stephen Townsend iyo saraakiil uu hogaaminaayo taliyaga Ciidamada Dalka Faransiiska General François Lecointre,ayaa isku...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho