Wafdi ka kooban xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan maamul-goboleedka G/Mudug ayaa manta oo Axad ah gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta...
Maamulka Jubbaland ayaa soo dhoweysay natiijada imtixaanka dawliga ah ee laga qaaday ardada dugsiyada sare dhammaysay sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka ee...
Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka ee Danab oo shalay argagixisada ka saaray deegaanka Janaay-cabdale oo qiyaastii magaalada kismaayo 60 km u...
Aqalka sare baarlamaanka Itoobiya ee la yiraahdo house of federation ayaa diiday doorashada ay doonayaan in isbuuca soo socda ay...
Hal qof ayaa ku dhintay 7 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin tooreey sitay uu weeraray dad sugnaa...
Gudiga joogtada Golaha aqalka sare BFS ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedyka Jubbaland . Cabdi Xaashi Cabdullaahi Gudoomiyaha golaha...
Golaha Difaaca iyo Amniga Suudaan ayaa dalkaasi ku soo rogay xaalad degdeg ah oo socon doonta mudd 3 bilood ah....
Ciidamada kumaandooska Danab, XGD Qeybta 21 aad iyo dadka deegaanka Shabeelloow ee gobolka Mudug ayaa dhaq dhaq ciidan ka wada...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho