Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS waxey digniin la xariirta cabsi laga qabo fatahaado iyo dabeylo u direysaa dhammaan bulshooyinka...
Wafdiga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Punland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ujeedka socdaalkoodu ahaa u kuurgalidda xaaladaha nolaleed iyo adeegyada Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay tababbar aqoon kororsi ah oo...
Allaha u naxariistee,Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe waxey ku dhalatay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka gaar ahaan degmada Cabdicasiis sannadkii 1947-dii....
Shirkaan oo ahaa mid looga tashanayay qorshaha horumarinta biyaha Galmudug ayna soo qaban qaabisay wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha maamulka...
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya ayaa loogu tacsiyeeyay ehelka iyo qaraabadda, geerida ku timid...
Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomalaiya ku geeriyooday Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka mid aheyd Dhaqaatiirta...
Maamulka Magaalada Dhusamareb, Ganasato, Aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah Ururada Bulshada ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Dhuusamareeb...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ต๐ ๐๐ธ๐ต๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฅ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ผ๐๐๐ฎ๐น๐ถ, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hayโadda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho