Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha...
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ka baaraan degidda tallooyinka la xiriira Hannaanka doorashada ahna sii hayaha Wasiirka Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya mudane...
Ugu yaraan afar qof ayaa geeriyootay sideed kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii shil gaari uu ka dhacay meel...
Wasiirka Beeraha Hirshabeelle Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed isagoo ku hadlaya magaciisa, kan Guddoonka, Magaca Xildhibaannada...
Ku-simaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Gobalka Banaadir ee dhinaca Maamulka iyo Maaliyadda mudane Axmed Xasan Iimaan oo uu weheliyo...
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa si kumeel gaar ah shaqada uga joojiyay Taliyaha Xabsiga dhexe ee...
Agaasimaha Guud ee Waaradda Caafimaadka ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay kormeerr ku tegeen xarumo caafimaad oo ah kuwa...
Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha, Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka, Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo xubno ka socday qaar ka mida...
Lix qof ayaa geeriyootay in ka badan toban kale ayaa ku dhaawacantay qarax ay argagixisada Al-Shabaab ka geysteen maqaayad ku...
Ku-simaha duqa Muqdisho Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa cisbitaalka Digfeer ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho