Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa ka dhaqan galaya wixi ka dambeeya 6:00 maqribnimo bandow oo lagu soo rogay...
Guddiga Wadajirka ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa kulankii 3aad ee la-tashi iyo xogwareysi ku saabsan dhamaystirka...
Haweenka ku jira Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta doortay Guddoomiye, Gudoomiye ku-xigeen iyo xoghayn, waxaana doorasho lagu qabtay hoolka Baarlamaanka Galmudug...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid -Alle ha u naxariistee-...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur Xasan...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo ku hadlaya Afka Golayaasha Dowladda iyo Shacbiga Hirshabeelle ayaa ka tacsiyeeyey...
Xildhibaannada dowlad goboleedka Koofur galbeed ayaa doortay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulkaas oo ay ku tartamayeen laba musharax. Fadhiga doorashada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul wasaarhihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha...
Ra'isulwasaarihi hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa saakay ku geeriyooday Magaalada london ee wadanka ingiriiska sida ay...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood. Shirka...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, iyagoo muujinayay dareenkooda ka dhanka ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir muhiim ah oo u...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho