Shir ay yeesheen golaha wasiirrada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyay shanta xubnood ee bannaanka ka imaanaya oo kamid...
Golaha wasiirrada ayaa lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed ee ka baaraan degaya talooyinka la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1441Hijriga....
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinata Sare Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir...
Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay daahfurka qaab dhismeedka Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug oo haatan ay socdaan dadaallo...
Dawladda Mareykanka ayaa si cad u sheegtay inay wado qorshe salka ku haya sidii ay 12 kun oo ciidankeeda ah...
Ciidamada gaarka utababaran ee Goodir oo qeyb ka ah ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ogaaday xogta Guri lagu kariyo laguna iibiyo...
Dad gaaraya toban kun oo Xujey muslimiin ah ayaa maanta gudanaya mid Kamid ah rugniyada ugu muhiimsan acmaasha Xajga oo...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xarigga ka jaray Qeybta Karaantiilka COVID-19 ee Isbitaalka Banaadir oo loo...
Mareykanka tirada dhimashada ee feyraska Corona ayaa dhaaftay 150,000 oo ruux, taas oo ah tirada ugu badan oo corona uu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa hoygiisa qado sharaf iyo soo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho