Wasiirka Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macallim Fiqi iyo Wasiiro kale ayaa maanta booqday xirada Indhaqaris oo ah xiro...
Wasiirka gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Cabdinuur Cabdi Caruush ayaa hayโadaha samafalka ugu baaqay in ay...
Dhalinyaradani Soomaaliyeed oo kunool magaalada Khaartuum ee caasimadda Dalka Suudaan ayaa ciidamada ammaanka dalkaasi kala kulmay xarig,kadib markii ciidamadu ay...
Kulanka Mudanayaasha golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay goโaankii maanta dib loogu furay duulimaayadii Caalamiga ee dalka...
Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka warbixisay weerar xalay lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyadda degmada...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta...
134 cesho kadib maanta ayaa dib loo furay duulimaadyada caalamiga ah ee dalka,waxaana ay ka dabeysay markii todobaadkii lasoo dhaafay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho