Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Finish) ayaa Khubaduu ka jeediyay taaladda Daljirka Daah-soon ee Degmada...
Qaar ka mid ah bulshada ku nool magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa soo dhaweeyay iskaashiga Amniga ,isdhaxgalka Ganacsiga ...
Dhallinyaro iskood isku abaabulay ayaa dib udayactir ku bilaabay kanaalka Sabuun oo muhiim u ah waraabka Beeraleeyda Gobolka Shabeellaha Dhexe.ee...
Banaanbaxyo ballaaran oo lagu taageerayo go’aankii uu Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen 13 xubnoo oo ah matalaadda Golaha Aqalka sare...
Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidamadda kumaandooska xds danab kasameeyeen degaano katirsan gobolka jubada hoose ayay kasaareen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u diray dhiggiisa dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda iyo...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho