Taliyaha ururka 5 aad ee guutada 16 aad ee kumandooska Danab, Gaashaanle Xasan Aadan ciraaqi, ayaa sheegay in ay dileen...
Maamulka dowlada hoose ee dagmada Galkacyo ee Galmudug ayaa maanta bilaabay dhismaha waddo laami ah, taas oo noqaneysa tii Sadexaad...
Wasiirka waraafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda fedeeraalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha guddiga qaban qaabada todobaadka xorriyadda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa...
Taliyaha ururka 39 aad qeybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka, Dhamme Maxamed Ibraahim Daa'uud ayaa sheegay in fuliyeen howlgal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in...
Wafdi ka socday Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo isuga jira heer Wasiir iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabelle iyo mas'uuliyiin kale oo...
Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka ee DANAB ayaa maleeshiyaadka Al-Shabaab ka saaray Degaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose, kaddib howlgal qorsheysan...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhiga Booliska Garoonka Aadan Cadde ayaa maanta kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Maareeyaha...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beeyle ayaa soo dhaweeyay lacag dhan $55 milyan oo ah caawimaad loogu...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargelineysaa dhammaan Shaqaalaha Hay'adaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay'adaha gaarka loo leeyahay Shaqaalahooda...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho