.Dowlada federaalka Somalia ayaa ka hadashay go’aanka ka soo baxay Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ ee ku saabsaneyd in mar...
Wasiirka Amniga dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Ganacsatada iyo shacabka reer Galmudug ay uga digayaan in Al-Shabaab...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara. Wareegto kasoo baxdey xafiiska Madaxweyne...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta daah furay adeeg cusub oo...
Diyaarad siday agab caafimaad ayaa maanta gelinta dambe ka degtay garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado, iyadoo ay la socdeen dhakhaatiir caafimaad...
La taliyaha sare ee COVID19, Dr. Maxamed Maxamuud Cali (Fuje) ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegay in 24kii...
Waddada xariirisa deganka Ceel Jaale iyo magalada Beledweyn ee xarungta Gobolka Hiiraan ayaa maanta furantay kaddib muddo saddex isbuuc ah...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wasiirka Gargaarka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada AMISOM ee qeybta 4aad ee ka howlgala Gobolka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho