Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday fariisin ay maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin inta u dhexeysa degmooyinka Buula burde...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo cabudwaaq Ku sugan ayaa kormeer Ku tagay Xerada Gaaska 11-aad ee...
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha dowlad-goboleedka koofur galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa maanta gaaray magaalada Marko ee xarunta...
Shirka joogtada ee Guddiga Qaran ee la tacaalidda safmarka Covid 19 oo W/wasaare Xasan Cali Kheeyre guddoomiyay ayaa diiradda lagu...
Guddiga joogtada iyo guddoonka labada aqal ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa isku raacay...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedla Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga aawgeed cafis u Fidiyay Maxaabiis kala duwan oo...
Tirada xaaladaha la xaqiijiyay ee cudurka Corona Virus ee adduunka ayaa kor u dhaafay 5.3 milyan, xilli Ururka Caafimaadka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho