Taliska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal xubno ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab lagu laayay oo ka...
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku soo dhoweeyay gegidda diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo shir jaraa'id xalay ku qabtay Galkacyo ayaana ka warbixiyay guulihii laga gaaray...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Galmudug...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maanta guud ahaan dalka laga helay 85-kiis oo cudurka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaanay Guddoonka...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage oo mudo bil ku dhow kormeer shaqo ku marayay Xarumaha Ciidanka...
Madaxweynaha Dowladda faderalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta furay kalfadhiga 7-aad labada aqal ee Baarlamaanka Jmuuriyaddda Faderaalka Soomaaliya....
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho