Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Bacaadweyne “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Bacaadweyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu horkacayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo mudooyinkaaba kormeer howleed ku marayay deegaannada Gobalka Mudug ayaa gaaray deegaan Bacaadweyne ee Gobalka halkaas oo si diiran ay ugu soo dhaweeyeen qeybaha bulshada ee ku nool deegaanka.

Madaxweynaha Galmudug ayaa soo dhaweyn kadib la hadlay shacabka reer Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, Isagoo sheegay in booqashada uu ku yimid bacaadweyne ay tahay mid qeyb ka ah kormeerka xaqiiqo raadinta nolasha bulshada Gobalka, si maamulku uu gacan uga geysto wax ka qabashada adeegyada lagama maar maanka u ah nolasha aadanaha.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in kulan gaar ah ay la qaataan maamulka Bacaadweyne si ay uga warbixiyaan baahiyada ka jira deegaankaasi oo dhawaan ay dhibaatooyin kasoo gaartay daadad ku fatahay, isla markaana sababay khasaare naf iyo mid hantiyadeed

W/D Wariye C/risaaq Maxamed Axmed (Galkacyo)

Previous Post

Senator Naciimo Oo Soo Dhoweysay Qoondada Haweenka Ee Baarlamaanku Meelmariyay

Next Post

Maamulka Deegaanka Jaziira oo qorsheynaya inay hirgeliyaan adeegyada lagu horumarinayo deegaanka

Next Post
Maamulka Deegaanka Jaziira oo qorsheynaya inay hirgeliyaan adeegyada lagu horumarinayo deegaanka

Maamulka Deegaanka Jaziira oo qorsheynaya inay hirgeliyaan adeegyada lagu horumarinayo deegaanka

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In