Dhallinyarada ku shaqeysta Mootoyinka Bajaajta ee magaalada Jowhar iyo Dhakhaatiirta deegaanka ayaa iska kaashanaya wacyi galinta looga hortago cudurka safmarka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay falka wuxuushnimada leh ee ay argagixisada ku gumaaday Shacabka Soomaaliyeed. Dowladda waxay tacsi tiiraanyo leh...
Waxaa saakay laamiga isku xira Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan deegaanka Xaawa Cabdi ka dhacay qarax miino oo dad badan...
Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee xakameynta safmarka Covid-19 oo xalay uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa...
Kaddib howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga dalka ka sameeyeen tuulooyinka Buulo-urunji iyo busleey oo hoosyimaada degaanka Jannaale ee gobolka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusuf Raage oo xalay shir jaraa'id Ku qabtay Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Magaalada Gaalkacyo...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho