Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta agab Caafimaadka geysay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka galmudug...
Waxaa maanta axad ah magaalada Bosaaso ee Gobolka Barri laga furay Xarunta maaraynta iyo daryeelka covid-19 oo loogu talagalay in...
Xildhinaabada Barlamaanka ee Dowlad-gobooleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka galmudug ayaa waxa ay...
Muqdisho 17 May 2020, Dowladda Soomaaliya waxay cambaareeneysaa qarixii bahalnimada ahaa ee ka dhacay Gaalkacyo kaasi oo lagu dilay dad...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlayay magaca Dowlad-goboleedka iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geerida...
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo agab ka soo dega Dekeda Boosaaso, gaar ahaan caagadaha...
Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhaw lagu dilay Gudoomiyahi gobolka Mudug ee maamulka Puntland, Alle ha u naxariistee, Axmed Muuse...
War saxaafadeed ka soo baxay Howlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay inay fashiliyeen weerar dhowr jiho ah oo Al-Shabaab ku soo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa guddoomiyey shirka guddiga ka hortagga COVID-19,kaasi oo looga hadlay...
Barnaamijka Faadidaada waxa uu idaacada Radio Muqdisho ka baxaa warka subax ka dib waana barnaamij maalinle ah waxaana diraada ku...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho