Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda maaliyada Dawlad Goboleedka Galmudug oo la wareegtay Kontaroolada Dagmada Caabudwaaq (Sawirro)

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda maaliyada Dawlad Goboleedka Galmudug oo la wareegtay Kontaroolada Dagmada Caabudwaaq (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru Dawlada Wasaaradda maaliyada Dawlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdiraxiim Macalim oo ay Wehliyaan Wasiir kuxigeenka Wasaradda Amniga Burhan ismaaciil Xirsi, Taliyaha laanta ilaalinta canshuur Galmudug Mudane Cabdullahi Madobe, Taliyaha qaybta Booliska gobolka Galgadud Maxamuud Maxamed Dhagahoor, Taliyaha Saldhiga Cabudwaq iyo Xubno ka tirsan Xildhibanada Galmudug ayaa ka qeeyb galay kulan lagu mideeynaayay dhamaan canshuuraha laga qaado deegaanada Galmudug.

Wasaarada maaliyadda Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta  ku dhawaaqday in ay si rasmi ah ula wareegtay dhamaanba Baraha Kontarool ee Dagmada Caabudwaaq si loo mideeyo canshuuraha laga qaado degmada Caabudwaaq iyo dhamaanba deegaanada Dawalad Goboleedka Galmudug.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo gobolka Bakool ka sameeyay howlgal

Next Post

Ciidamada Jabuuti oo magaalada Dhusamareb ku xusay munaasabada Aas aaska Ciidamada Jamhuuriyada Jabuuti

Next Post
Ciidamada Jabuuti oo magaalada Dhusamareb ku xusay munaasabada Aas aaska Ciidamada Jamhuuriyada Jabuuti

Ciidamada Jabuuti oo magaalada Dhusamareb ku xusay munaasabada Aas aaska Ciidamada Jamhuuriyada Jabuuti

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In