Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 54 xaalado cusub oo COVID-19 ah oo 40 kamid...
Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste Agaasimihii Madbacadda Qaranka Axmed Faarax Gaatamow oo xalay ku geeriyooday...
Wafdi ka socda Xafiska Ra'isul wasaaraha , Gudigga Qaranka ee ka hortagga Covid19 iyo dhaqaatiir ayaa gaaray Magaalada jowhar ee...
Munaasabad Kooban oo lagu qabtay aqalka dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa uu maanta xilkiisa kula wareegay Guddoomiye ku xigeenka...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Gudoomiyey shir looga hadlayey saamaynta balaaran ee ay ku yeesheen roobabkii daadadka...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay roobabka gu'ga ee ku soo...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo ka duulaya saamaynta balaaran ee ay yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Waxaa maanta magalada Baydhabo gaaray wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo ay wehliyaan xubno ka socday Xafiiska...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho