Ra’iisul Wasaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay 5 Milyan oo Doollarka...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Janaraal Odowaa Yuusuf Raage iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in lagu guuleystay...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay isugu yeertay Culimadda Soomaaliyeed kala hadashay in...
Ugu yaraan 30- dal oo ka mid ah dhowr iyo kontanka dal ee khaarad weynta Afrika oo laga helay kiisaska...
Wasaarada Waxbarashada Galmudug ayaa Shaacisay Xiliga la Qaadayo imtixaanaadka Dugsiyada Dhexe ee Deegaanada Galmudug waxaana loo fariisan doonaa Sodonka Bisha...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose gaar ahaan deegaanka Jannaale ayaa sheegaya in Ciidanka danab ee xoogga dalka ay dileen...
Wasaaradda Hawlaha guud madaxdeeda iyo shaqaalaheeda kala duwan ayaa maanta ka qayb galaya wareeg 13-aad ee ololaha Isxilqaan dalkaaga ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho