Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada XFS oo ku guuleystay xalinta cabashooyin ay qabeen ardayda Soomaaliyeed ee dhigata Jaamacadaha Jigjiga

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada XFS oo ku guuleystay xalinta cabashooyin ay qabeen ardayda Soomaaliyeed ee dhigata Jaamacadaha Jigjiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in lagu guuleystay xalinta cabasho ka timid qaar ka mid ah ardeyda Soomaaliyeed, gaar ahaan arday puntland ee wax ka barata magalaada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegay in ay markasta ka go’antahay ka war qabka baahiyaha iyo duruufaha heysta ardeyda Soomaaliyeed ee dalka dibaddiisa u aada waxbarashada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaar kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Itoobiya ayaa wasiir Goodax uga mahadceliyay sida ay uga go’antahay u adeegida dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax ka barata dalalka caalamka iyo dib u soo nooleynta nidaamkii waxbarasho ee dalka.

Wasiirka ayaa dhawaan magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay madaxda wasaaradda waxbarashada ee dalka Itoobiya isagoo kala hadlay cabashooyinka ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalkaas.

Previous Post

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo Culimadda Soomaaliyeed kala hadashay ka wacyigelinta bulshada Saameynta Karoona Feyrus+Sawirro

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayay Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Baydhabo

Next Post
Wafdi uu hoggaaminayay Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayay Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Baydhabo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In