๐๐ฎ๐โ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐ ๐๐๐ถ๐ถ๐ฏ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ (๐ฆ๐ผ๐๐ ๐) ๐ถ๐๐ผ ๐๐๐น๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ayaa isugu yimid shir wada-tashi ah oo diiradda lagu saaray, kor-u-qaadista xiriika wada-shaqeyn...
Lataliyaha gaarka ee Madaxweynaha Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa Madaxweynaha dalka Algeria Abdelmadjid Tebboune u geeyay fariin uu uga...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in macallinka Soomaaliyeed looga fadhiyo in uu soo...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta oo khamiis ah ku...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa soo xiray Madasha Wadahadalka Siyaasadda ee Doonista...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryam Mohamed Hussein, ayaa ka qeybgashay Shirweynaha Afaraad...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Abshirow Maxamed, ayaa hambalyo u diray dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed munaasabadda...
Wax baridda ubadka Soomaaliyeed oo kula nool dunida dafaheeda kala duwan, waxaa masโuuliyad weyn iska saray Macallinka Soomaaliyeed sidaa darteed...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo...
Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanad guuradii 50-aad ee maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU โ June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho