Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa go'aamisay in la sii daayo afar ruux oo horay looga shakisanaa inay qabaan...
Ku -xigeenka xeer ilaaliyaha Maxkamadda ciidamadda qalabka sida Gaashaanle Maxamed Cabdiqaadir Maxamed oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan qeybta 27aad...
Wasaaradda Cadaalladda iyo arrimaha Garsoorka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro ay ku mamnuuceyso isticmaalka, boobka iyo qaadashada sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kala qeyb galay Madaxda dalalka IGAD shir deg-deg ah oo ay...
Bayaan maanta oo Isniin ah kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa waxaa muddadii ay fasaxa ku maqnaayeen...
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay, Aas Qaran oo loo sameeyay guddoomiyihii gobolka Nugaal Allaha u...
Wasiirka wasaaradda awqaafka iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa maanta oo Isniin ah ku...
Madaxweynaha galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) ayaa ka tacsiyeysay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir), oo u...
Mashruucaan horumarinta ee stadio mogadisho Waxaa dhagax dhigay wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha iyo wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska , Dhismahaan...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho