Dhageystayaasheenna sharafta leh ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda COVID-19 ee Radio Muqdisho oo maanta aan ku eegeyno xaaladihii ugu dambeeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Abdinasir Yuusuf Haaji ayaa maanta garoonka diyaaradaha Jeneraal.Mohamed Abshir kula wareegay qalab caafimaad oo looga...
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Uganda ayaa sheegtay in 4 qof oo hor leh laga helay cudurka COVID-19, midaas oo ka...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed oo goordhaw shir jiraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa Xukuumadda Soomaaliya ku amaanay dadaallada ay...
Wararka ka imaanaya dalka Canada ayaa sheegay in meel u dhaw magaalada Toronto laga helay maydka wiil Soomaali Canadian ah....
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho