Howlgalo baaritaanno ah oo ay degaanka Janaale iyo nawaaxigiisa ay ka sameeyeen ciidamadda Kumaandooska xoogga dalka ayaa waxay kusoo qabteen...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan miro dhal ah magaalada Addis Ababa kula qaatay...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibkeeda Qaran ee ka saaran badqabka bulshada Soomaaliyeed, isla markaana hubinaysa in adeeg...
Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday in saddex ruux oo horleh laga helay caabuqa Coronovirus, iyadoo guud ahaan tirada laga...
Dood wadaagan oo uu soo qaban qaabiyay Ururka wacyigelinta Nabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Aqoonyahanda wax ka barata Jaamacadaha...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa soo saartay qoraal lagu hakinayo muddo 15 maalin...
Shir aan caadi eheyn oo golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ku yeesheen magaalada caasimada ah ee Jowha ayay ku ansixiyay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Djibouti, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa xaqiijiyey in qofkii uga horeeyey ee qaba cudurka Corona-virus laga helay dalkiisa,...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqey in la xirayo Waaxda Faraha ee Xarunta Hay’adda dambi baarista ee CID-DA sababo...
Kiiskii ugu Horeeyay ee carona Virus waxa laga Soomaaliya 16 kii maarso sida ay xaqiisay Wasiirka caafimaadka Dr Fowsiya Abiikar...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho