Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya mundane Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta magaalada...
Xaflad lagu maamusayay Waxqabadka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sanadkii tegay ee 2019 oo ay ka soo qeyb galeen mas'uuliyiin...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Qeybta 21-aad èe Deegaannada Galmudug ayaa gaaray deegaanno ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug. Ciidanka Xoogga Dalka...
Wafdi oo uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta gaaray Xudur, wqaxaana Garoonka...
Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa maamul goboleedka Puntland ayaa ka...
Cudurka ayaa laga helay nin 50-sano jir ah oo ka yimid magaalada Paris waxaana la sheegay in lakarantiilay isaga xaaskiisa...
Dowladda Kuwait ayaa si ku-meel-gaar ah u joojisay in Salaadihii lagu tukan jiray Masaajida dalkaasi ku yaala, iyadoo tallaabadan lagu...
Safiirka dalka Turkiga u jooga Soomaliya Mahmed Yilmes ayaa booqasho ku tegay Isbitaalka Yardimeli ee Magaalada Muqdisho. Safiirka ayaa waxa...
Allaha u naxariiste Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota waxaa ku geeriyooday tababarihii hore ee Xulka Kubadda Cagta Soomaaliyeed iyo Kooxda...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho