Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane oo ka warbixinayay xaaladda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku...
Kormeerkaan oo ahaa Mid uu Ugu Guurgalayay Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS S/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir Xaalada Ciidamada Qalabka sida ee...
Shir ku qabsoomay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayay maanta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka waxa ay qorsho-howleedkeeda sanadkan la wadaagtay Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfa ayaa soo xiray galinkii dambe ee...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Qaraar ka dhan ah heshiiska qarniga oo caasimada Qudus lagu...
Muqdisho, Jannaayo 29, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa saaka daah-furay kulan tababar ah...
Shirkan ayaa ka furmay caasimada New Delhi ee dalka Hindiya waxaana soo qabanqabiyay rugta warshadah iyo ganacsiga khaaradaha Afrika iyo...
Ugu yaraan 132-qof ayaa u geeriyootay cudurkaan in ku dhaw 6,000 bukaan ahaan ayuu u soo riday gudaha wadanka Shiinaha....
Maamulka Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa Faahfaahin ka bixiyey Dabkii Xalay ka kacay Qeyb kamid ah Bangiga, kaasi oo aan...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...
Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho