Waxa uu ka mid ahaa dhallinyarada firfircoon. Horay waxa uu u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug. Waxa uu...
Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo ganacsataduba ugu baaqay in aan gabbaad la siin lana taageerin Kooxaha Argagixisada ah ee...
Madaxweynaha Hirshabelle Dr; Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne ku Xigeenka, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada...
Aqoon-yahanada shisheeyaha ah ee farta Laatiinka u adeegsan jiray qoraalka af-Soomaaliga waxay kala ahaayeen Ingiriis, Talyaani, Jarmal, Aawstiryaan iyo Faransiis....
Ergeyga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa si weyn u cambaaeeyay ciddii ka dambeysay qaraxii...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeele Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in mudooyinkii lasoo dhaafay uu...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka...
Waxaa hada Saxaafadda kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye...
Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 22-aad. Kulanka waxaa...
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa daahfuray kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo ku saabsan hagaajinta...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta hoggaamiyay munaasabadda dhagax-dhigga xarumo muhiim u...
Hay’adda Qaranka ee Tirakoobka Soomaaliyeed (SNBS), iyada oo kaashanaysa wasaaradaha ay wada-shaqeeyaan iyo bah-wadaagta horumarinta, ayaa si rasmi ah u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho