Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya....
Tartan Kubadda cagta oo loogu duceynayay Allaha u naxariistee Guddoomayahii hore ee Shangaani ayaa lagu qabtay Muqdisho. Tartankan isboorti ayaa...
Maamulka Degmada Warta Nabadda ayaa burburiyay dhismooyin si sharcidara ah oo laga dhisay waddo dhaxmarta Waaxda 3-aad ee Degmada Warta...
Shirweynahan oo si weyn loo soo agaasimay isla markaana ujeedkiisu ahaa in lagu doorto hogaanka cusub ee afarta sano ee...
Shacab isugu soo baxay magaalda Garoowe ayaa madaxda dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka codsadey sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiis...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta oo Khamiis ah xafiiskiisa ku qaabilay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Degmada...
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Abdiraxman ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee u fadhiya...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho