Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hadiyad guddoomsiiyey Xildhibaan ka tirsan Golaha deegaanka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer howleed ku tegay degmooyinka...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda Maaliyadda xubno ka socday Bangiga...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa ansixiyay Sharciga duulista rayidka ee hawada kadib kulan maanta ay Xildhibaannada ku yeesheen Muqdisho. Kulanka oo...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa maanta dhagax dhigay xarunta maktabadda Maamulka Koofur...
Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS ayaa ansixiyey Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada Badan. Xildhibaannada oo dood ka yeeshay heshiiskaan ayaa ansixiyay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay Suuqa Dayax ee degmada...
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug Maxamuud Maxamed Cawaale oo la hadlay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA Ayaa...
Howlgallo xagga cirka ah o ay si wadajir ah u fuliyeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika,isla...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha maamulka Hirshabeelle, mudane, cali xaaji Isgoowe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hoos u dhac uu...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho