Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya , mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Odayaal iyo wax-garad ka...
Guddiga shirweynaha dib-u- heshiisiinta Galmudug ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u xaqiijiyay in uu dib-u dhacay ku yimid furitaanka shirka oo...
-Horjooge ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar ay si wada jir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo...
Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa magacaabay kusimaha agaasime ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya,isagoo...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulan la qaatay madaxda Rugta ganacsiga Soomaaliyeed oo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray goobaha ay magaalada Dhuusamareeb uga suganyihiin ciidamada booliiska...
Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeybgashay kullan guddiga amniga iyo nabadda ee Afrika oo looga hadlaayay arrimaha dacwadda Kenya iyo Soomaaliya...
Talaado, September 03, 2019–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Nuur Yuusuf Nuur oo ay wehliyeen masuulyiin uu ka mid yahay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho