Howlgallo ay ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen xadka labada Shabeelle ayeey kula wareegeen deegaanno maleeshiyada Al-shabaab ay dadka shacabka...
Muqdisho- 26 july sanadkan ayuu dable Boliis Baashi Mustaf Cumar Dhaqane ku dilay Allaha Unaxariiiste Marxuum Sheikh Nuur Maxamed Maxamuud ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kharye ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay guddiga u xil saaran...
R/wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho. Ra-iisulwasaaraha ayaa...
Wafdigaan oo uu hogaaminayay gudoomiyaha Gobalka Mudug Ee Galmudug C/raxmaan Cali diiriye Isxal oo ujeedka socdaalkoodu uu ahaa mid la...
Madaxda Sare Wasaaradda Qorsheynta ayaa maanta la yeelatay geedi socodka wadatishiga Qorshaha Sagaalaad ee Horumatrinta Qaranka Wasaaraddaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Wasaaradda Caafimaadka qeybteeda nafaqada ayaa waxa ay soo gabagabeysay tababarka tijaabinta manhajka iyo qalabka Shaqaalaha Caafimaadka Bulshada. Tababarkani oo soconayay...
Madaxweyne Farmaajo ayaa galabta Dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu Magaalada Yokohama.ee Dalka Jabaan kaga soo qeyb...
Sarreeye guuto Sakiya Xuseen Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska soomaaliyeed ayaa faah faahin kooban ka bixisay howlgal ciidamada amaanka soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho