Iyadoo la tixraacayo hadafyadii iyo himilooyinkii wanaagsanaa ee Alle ha u naxariiste Maxamed Maxamuud Sheekh Cali La doonayay dadka dan'yarta...
Shirkaan oo ka dhacay xafiiska Madaxwayne Ku-xigeenka, isla markaana sadexdii biloodba mar la qabto waxaa ku wehelinaayey Wasiirada Wasaaradaha fuliya...
Ciidamadda Xoogga dalka ee ka howlgala deegaanada gobolka Geddo ayaa maanta sameeyay hwol-galo balaaran oo dhana maleeshiyaadka nabad-diidka ah ee...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumada Soomaaliya ayaa looga hadlay...
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa maanta gaaray xubno badan oo ka mid ah Ergooyinka ka qeyb galaya shirka...
Ku dhawaad 400 oo ruux kuna nool Deegaanka Ceeldibir iyo Tuulooyin badan oo hoos yimaada ayaa ka faaidaystay gurmad Caafimaad...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan, ayaa bogaadiyay howlaha iyo adeegyada...
Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo lahadashay Radio Muqdisho ayaa bogaadisay Ciidanka Xoogga dalka ee Howlgaladda balaaran kawada...
Gudoomiyaha degmada Awdheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose oo Wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa waxaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey xaaladda...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa boogaadiyey talaabadddii Ciidanka Boolisku ka qaadeen Koox dhagar qabayaal...
RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...
Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho