Wasaaradda Amniga Gudaha oo tixraacaayso warbixin baariseed hor dhac ah oo ay sameeyeen hay’adaha Amniga ee DFS kuna saabsan qaraxii...
Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee ku sugan Qaaradda Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa booqasho ku yimid Muqdisho, lugtiisii ugu horreysay...
Maamulka iyo hawlwadeennada Madaxtooyada ayaa maanta markii toddobaad ka qeyb qaatay ololaha ISXILQAAN ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud...
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,gaar ahaan Kumaandooska ayaa jab iyo khasaare xoogan gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsann kooxda Shabaab,kadib markii ay isku...
Ciidamada ammaanka ee ka howl gala magaalada Baardheere ayaa maanta toogasho ku diley Haweeney damacsaneed in ay isku qarxiso saldhiga...
Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa jab iyo khasaare xoogan gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsann koxda Shabaab,kadib markii ay...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxaa uu gaaray magaalada Cape town ee dalka Koonfur Africa halkaas oo...
Kigali(SONNA) Shirkan oo ay martigalisay Dowladda Rwanda waxaa soo qaban-qaabiyay Bankiga Africa(AfDB), Heyada FAO, Hey’ada Maalgalinta Horumarinta Beeraha Aduunka (IFAD),...
Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda ay yihiin...
Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho