Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu saggootinayay 57 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadah, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ayaa 24/07/2019 si rasmi ah ula wareegay Sharciga Shirkadaha oo ka soo...
Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa qabatay shir loogala tashanayay Ganacsadata Soomaaliyeed oo...
Garoonka Diyaaradaha Shaati gaduud Airport Waxa Si diiran ugu soo dhoweyey Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KG Wasiiro Xildhibaano Siyaasiyiin Saraakiisha Ciidanka...
Shir looga hadlay sameynta siyaasad qaran ee amniga, cuntada iyo nafaqeynta iyo xoojinta shirka billaha ah ee looga hadlo kor...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyey in...
Buqcadda Alle dhulkiisa inooga calaamadeeyay ee ku taal geeska Afrika, magaceedana yahay Soomaaliya, waxa ay rubac dhamaadkii qarnigii ugu dambeeyay...
Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamadu ay ku...
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo lagu baacsanayo haraadiga...
Taliyaha Ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in maleeshiyaadka argagaxisada...
Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho