Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan tahay midnimada Galmudug, si loo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo maanta Salaadii Jimacaha kaddib Khudbad ka jeediyey Masjid ku yaalla...
Hay'adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya ayaa maanta munaasabad sagootin ah u sameysay afar xubnood oo Quburo ah, kuwaasi oo...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo Wershadaha xukuumadda FS oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa ka warbixiyey xiriirka Ganacsi ee ka...
Waxaa heshiis gaaray golaha Millitariga Suudaan iyo mucaaradka is beddel doonka, sida uu shir jaraa’id ku sheegay Maanta oo Jimaca...
Cabdirashiid Cumar Xuseen (Foosi), oo ah nin dhalinyaro ah oo muddo kow iyo toban bilood ah Isbitaalka wayn ee Hargeysa...
Kulan wacan Dhegeystayaal todobaadkaan barnaamijka Wadajir waxaan ku eegaynaa doorka hey'adda horumarinta caalamiga ah ee Mareekanku ay ka qaadan karto...
Khamiis, July 04, 2019—Shirka golaha wasiirrada oo maanta uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka guddoomay dhihgiisa Dalka Masar Mudane Cabdifataax Al-Siisi hambalyo ku aaddan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo maanta Shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta booqasho ugu tegay Isbitaalka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho