Kampala- 1-7-2019, Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda islamarkaana lagu xusayay 59-guuradii ka...
Munaasabadaan lagu maamusayay 59 sano guuradii ka soo wareegtay markii ay Gobolada Koofureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qayb-galay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo...
Shirka caalamiga ah ee horumarinta Baarlamaanada Aduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka. Shirkan ayaa waxaa...
Noloshu waa ilbiriqsiyo isku beddela daqiiqado, daqiiqado isu beddelo saacado, saacado isu beddelo maalmo, maalmo isu beddelo isbuucyo, isbuucyo isu...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu yiri"Maalintii shalay ee Axadda, kuna beegnayd (30...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay Tallaada Daljirka Dahsoon taas oo lagu xusuusanayo halyeeyadii Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kumanaan ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda...
Sanadguurada 59aad ee maalinta guusha ee 1da Luulyo oo waxay ku suntan tahay xornimadii gobollada koonfureed ee dalka iyo midowgii...
Madaxweynaha Dalka Masar, C/fitaax Aziizi, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda 1-da Luuliyo la wadaagay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed. Xogahayaha madaxtooyada...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan kula yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya...
Go’aanka Madaxweynaha dalka Turkiye mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ah si loo kordhiyo howlgalkii Ciidamada Difaaca Turkiga ee Soomaaliya muddo...
Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho