Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareysay ciddii ka dambeysay Shacabkii Soomaaliyeed ee Xalay lagu laayay Koofurta Magaalada Gaalkacyo....
Cabdullaahi Cali Barre oo ah Wiil Soomaaliyeed, isla markaana ah agaasimaha Hay'adda Gateway community Service oo dadka soo galootiga ka...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa shaaca ka qaaday in xaaladda guud ee magaalada Beledweyne ay tahay mid degan,...
Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maryan Cabdi Xuseen ayaa markii ugu horeysay taariikhda Soomaalida dalka Norway ka mid noqatay barlamaanka...
Wafdi sare oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aaden Cilmi, ayna qeyb ka yihiin Taliyaha...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad muhiim ah oo arrimo badan uu...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyleย waxa uu magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea uga qeyb galay...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Drs; Fowziya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in ay Garab istaagayaan ka Wasaarad ahaan, Arday maanta ka qalin...
Saraakiisha Ciidanka Kenya ee Gobolka Lamu ayaa sheegay in Afar ka mid ahaa Malleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku dhinteen qarax ,...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng;Yariisoow) ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey Guri uu lahaa oo...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho