-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirrada ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cabduule kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha dibadda...
Soo bandhigidda Dhibaatooyinka laga dhaxlo dikhowga hawada, xaalufinta dhirta iyo sida ugu haboon ee looga shaqeyn karo ilaalinta deegaanka ayey...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa oo hoggaaminaya wafdi saddex-geesood ah ayaa...
Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka gaar ahaan siyaasiyiinta, culumaa’udiinka, dhallinyarada, aqoonyahanada ee...
Gudoomiyaha golaha aqalka sare BFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u jooga Soomaaliya Danjire Francisco...
Deegaanka ceeldibir ee gobalka mudug ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxaa ka jira dhibaatooyin la xariira dhinaca adeegyada caafimaadka taas...
Muqdisho, Isniin, June 10, 2019 –Caro iyo xaalad aan daganeyn oo ka jirtay maamulka Hindiya ee dhinaca Kashmiir,ka dib...
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka AMISOM Francisco Madeira, ayaa shalay la kulmay Madaxweynaha...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ururka 49-aad, Guutada 10-aad qeybta 43-aad ayaa howlgallo baaxad leh ka sameeyay degaanno ka tirsan Magaalada...
Ciidanka milateriga wadaan Sudan ayaa gaaska dadka ka ilmeeysiiya u adeegsaday dad mu daharaadyo ka dhigayay Magaaladda Khartaan. Sidoo kale...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho