Kulankii sedexaad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni aya caawa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay qaybaha kala duwan ee...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Talaado ah Taariikhdu ku beegan tahay 02.04.2019 Warka waxaa...
Wasaaradda Beeraha Soomaliya oo kaashaneysa FAO iyo Midowga Yurub ayaa maanta daah furtay mashruuc lagu horumarinayo Beeraha iyo Waraabka Dalka....
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Feseraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub. ...
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Zakiya Xuseen Axmed oo shir jaraa'id ku qabatay xarunta Taliska ciidanka booliska ayaa...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay deegaanka Sabiib ee Gobolka Shabeellada Hoose. Kaddib dagaal muddo...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo wakiil ka ah Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta furay...
Barnaamijka Wadajir Todobaadkaan waxaanu uga hadlaynaa Hannaanka Dhab u hashiisiinta Qaranka oo ay diyaarisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib...
Muqdisho April 01, 2019--Duqa Muqdisho ahna Guddomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa faray laamaha amniga in gacanta...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho