Shirarkii wadatashiga ahaa ee ka socday magaalada Garoowe kuwaas oo u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...
Gudoomiye ku xigeenka labaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo qaar ka mid ah...
Ku-simaha ra’iisul wasaarha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ahna ra’iisul wasaare ku-xigeen, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta daah-furay qorshaha...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Mudane Cabdirisaaq Axmed Shoole oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Asluubta dalkan Sarreya...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 28/01/2019 qabatay Shirka Howlaha Xasilinta dalka....
Kulanaka waxaa shir guddoominayya Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Soomaaliya waxaana goob joog ka ahaa wasiir ku xigeenka tamarta iyo kheyradka...
Shirka saddex Billaha ee isku xirka howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa maanta ka furmay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka....
Wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa magaaladda Garoowe uga qeyb galay...
Magaalada Garawe ee Caasimad u ah Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa beryahaanba waxaa ka socotay qaban-qaabadii Caleemo saarka Madaxweynaha Doorashada...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...
RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho