Todobaadkii la soo dhaafay maalintii Jimcaha aheyd ayaa waxaa dunida ka dhacay Gumaad loo geystay Dad Muslimiin ah oo markaasi...
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Balcad ee Gobolka Sh. Dhexe kawada howlgalo ka dhan ah...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre waxaa uu sheegay in wali qeybo kamid ah dalka ka socoto diiwaan galinta Ciidanka...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 19.03.2019 Warka waxaa...
Dib u dhiska Xaruntii hore ee debdamiska garoonka Aadan Cadde ayaa ah mid baahiyo farabadan loo qabay, waxaana kor uu...
Shirka qiimeynta iyo jiheynta qorshaha Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee labadii maalin ugu dambeysay ka socday magaalada Muqdisho ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo looga hadlay...
Munaasabaadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliyeed ayaa lagu dhiiri galinayey Ciyaartoyda Xulka Qaranka Cayaaraha fudud...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay kulan ay yeesheen guddi...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo howlo shaqo u tegay magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho