Sida ay qortay Jariiradda (The East Africa) waxaa dalka Tanzania ka soconaya howlgal ballaaran oo lagu baadi goobayo dadka ajaanibta...
Abdi Fitaax Axmad Gacal waa mid ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarta dalka India, Kuliyadda Engineering, Radio Muqdisho...
Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si rasmi ah u furmay ka dib munaasabada ballaaran oo...
Wadamada Mareykanka iyo Turkiga ayaa waxaa ka dhextaagan kala aragti duwanaansho siyaasadeed eek u aadan sida loo soo afjari karo...
Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumaadda Soomaaliya ayaa soo gabagabeesay olole qaliin loogu sameeyay in ka badan 100 Haween ah...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ujeedka ugu muhiimsan ee tirakoobka...
Wararka ka imaanaya magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan oo sababay...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Aadan Hoosow iyo xubno ka...
Malyuun oo ah inantii dhaawacu kaso gaarey isbuurashadi ka dhalatay shaley kumanaanki dadweyne ee isuguso baxey muxaadaradi uu ku qabanayey...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho