Shir looga hadlayo qorshaha dib u kabashada abaaraha iyo sidii looga gashaaman lahaa abaaraha soo noq noqda (RRF) ayaa maata...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khare, ayaa xalay xafiiskiisa casho sharaf ugu sameeyay sameeyay golohiisa wasiirrada...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay...
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Turkga u fadhiya Soomaaliya Amb: Mehmet...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Axmed...
Kulankan oo uu Gudiga Dib u Heshiisiinta Qaranka ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kaga Hadleen sidii loo joojin...
Xiriirka Caalamiga ah ee Suxufiyiinta (IFJ) ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in Saxaafiyiin iyo shaqaale Warbaahineed oo gaaraya 94...
Doorashadii ka dhacday dalka Bangladesh ayaa markale loo doortay Sheekh Hasina R/wasaaraha dalkaasi waana markii sedaxaad oo xilkaasi loo doorto....
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu bixinayay Abaalmarinta (Mogadishu...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho