Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf ay wasaaradda dhallinyarada iyo...
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee baarlamanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xaruntooda magaaladda Muqdisho. Guddiga ayaa...
Shirka Toddobaalaha ah ee tubta arrimaha bulshada oo maanta uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa lagu go’aamiyay in...
Allaha u naxariistee, Diinle Qase Raage oo ku magac dheeraa Diinle Kabiirow wuxuu ahaa Aabe, nolosha qoyskiisa ku masaruufa Gaari...
Ujeedka socdaalka wafdigan ka socday dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa iugu jiray u kuurgalka xaaladaha guud ee degmada Buula burte,nolosha bulshada...
Ujeedka socdaalka wafdigan ka socday dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa iugu jiray u kuurgalka xaaladaha guud ee degmada Buula burte,nolosha bulshada...
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Maxkamadaha Degmooyinka Dayniile Iyo Warta...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xildhibaan Sheikh Nuur Maxamed Xassan oo maalmahan howlo shaqo ku joogay Dalka Boqortooyada Sacuudiga...
Maamulka Hirshabeelle ayaa wada Dadaallo dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo dagaal beeleed ka dhacay deegaan u dhaw degmada Maxaas...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ogolaaday in sanadka soo socda uu booqasho rasmi ah ku tago dalka Turkiga,sida uu...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho