Hooyo Salaado Xuseen Nuur waa Hooyo Soomaaliyeed oo ka shaqeysan jirtay goob shaaha lagu cabo oo ku taalo Taalada Xaawo...
Madaxwaynaha Sudan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa ku dhawaaqay nidaam cusub oo dib u habayn loogu samaynayo dhaqaalaha dalka, si wax...
Shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Mexico ayaa ka dhashey dhimashada dad mas’uuliyiin ahaan oo isugu jiray xildhibaan iyo guddoomiye...
Ciyaaraha xilliga Qaboobaha ah ee Hirda oo sanadkasta ay isugu yimaadaan kooxaha ciyaaraha qurbajoogta Soomaaliyeed ee ku nool qaaradda Yurub...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka,...
Ciidamada Amniga ayaa howlgal qorsheysan ku soo qabtay Xubin ka tirsan Argagaxisada Daacish oo u qaabilsanaa Tashkiilinta xubna cusub iyo...
Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee looga hadlo qorshaha cafinta daymaha kaas oo lagu qabtay...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in warbixin kooban uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Kawaanka Kalluunka Degmada Xamar weyne ayaan oolin maanta kalluun fara badan waxaana laga dareemayay kallun yari, iyadoo ganacsatada kalluunka iyo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho