Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya Maxamed cabdullaahi Salaad (oomaar) ayaa beeniyay warar ay baahiyeen warbaahinta qaar kaa soo sheegayay...
ku dhawaad 81 Howlwadeenno Caafimaad ah ayaa ka mid noqday Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya kuwaasi oo si Mutadacnimo ah ugu...
Wasiirka Caddaaladda XFS, Mudane, Xasan Xuseen Xaaji, ayaa Maanta oo Sabti ah furay tababar ku saabsan habraaca howl-galinta nidaamka habka...
Ciidanka amniga Qaranka oo kaashanaya Shacabka ayaa Gacanta kusoo dhigay hoggaamiyihii howlgalka qaraxyadii Al-shabab ee Maanta lagu gumaaday Ummadda Soomaaliyeed...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, Daahir Maxamuud Geelle, ayaa tacsi u diray ehelada iyo asxaabta Wariye ,Cawil Daahir Salaad iyo...
Wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdulahi Goodax Barre ayaa Maanta shir guddoomiyay kulanka Todobaad...
Kooxda Argagixisada Al-shabaab ayaa Saaka labo qarax oo gawaari loo adeegsaday ka geystay agagaarka Matxafka Qaranka iyo Daljirka Dahsoon ee...
Senator, Ayuub Ismacil Yuusuf oo ka tirsan Aqalka sare ee Somaliya ayaa bogaadiyay dowrka boqortooyada Sacuudiga ee ku wajahan u adeegidda...
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanay kuwa nabad ilaalinta AMISOM ayaa Maanta waxa ay howlgallo lagu baacsanaya Malleeshiyada Al-Shabaab ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho