Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas, Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarsho) ayaa sheegay in uu taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee loo doortay Dalka Ciraaq Barham...
Dhamaan bahada waxbarashada Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeysay Talaabada ay Dowladda kula wareegeyso Qaar ka mid ah Iskuulada waa weyn ee...
Waxaan qeybtii hore ku soo qaadanayay Taxanaha Taariikheed ee Tacliinta Soomaaliya ee Xilliyadii gumeysiga ka hor iyo waliba ka dib,...
Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka waxaa uu diirada saarayaa todobaadkan halka ay marayso waxyaabihii ugu xiisaha badnaa Cayaarihii...
Guddiga Garsoorka iyo Cadaaladda iyo sidoo kale Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka ayaa maanta xarunta Guddoomiyaha iyo Guddiyada...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku socoto howlaha dib...
Wasiirka xigeenka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta saree ee xukuumadda Soomaaliya, Feysal Cumar Guuleed ayaa Maanta iskuullada Dowladda u qeybiyay ...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha XFS ayaa Maanta daah furtay shir wada tashi ah oo ku aaddan istraatijayadda qorshaha...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta ka qeybgalay...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hussein Ali Haji, ayaa maanta ka degay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad...
Waxaa Magaaladda Moqdisho lugu soo xiray Shirka Guddiga Qaran ee Isku-Duwidda Maareynta Abaaraha, oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho