Dadka deegaankaย Guullane oo ka tirsan dagmaada Aadan Yabaaleย ayaa go'aan ku garay in ay iska dulqadan cadawga ku soo...
Baraawe-ย Iyadoo ka duuleyso cabashada ka timid bulshada, Odayaasha, maamulka dhawaan uu magacaabay koonfur galbeed ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya waxa...
Wasiirka waasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta JFS Mudane sheikh Nur Mohamed Hassan oo maalmahan safar shaqo ku joogay Dalka Turkiga...
Muqdisho, October 01, 2018 -- Raโiisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay munaasabadda daah-furnaanta...
Hayada Ixyaa Turad ee Dalka Kuwait Xarunteeda tahay ayaa ka fulisay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab Mashruuc indho fiiqid oo bilaash...
Dib-u-habaynteenna hortebinta leh lama gaari karo wada shaqeyn laโaan iyo gaaridda siyaasado muhiim ah. Si loo hagaajiyo amniga waxa loo...
Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare ayaa kulan ay yeesheen maanta waxay kaga hadleen xilliga fadhiyada Golaha la bilaabayo, Warbixinadii...
Kulankan ay wada qaateen Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Wakiilka cusub ee Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay'adda FOA ee Soomaaliya ayaa kala hadlay qodobo...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta ka qeybgalay...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hussein Ali Haji, ayaa maanta ka degay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad...
Waxaa Magaaladda Moqdisho lugu soo xiray Shirka Guddiga Qaran ee Isku-Duwidda Maareynta Abaaraha, oo ay soo qaban-qaabisay Hayโadda Maareynta Musiibooyinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho