Kulankaan lagu taageeraayay Saxiixii Ra'iisulwasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre uu magaalada Dooxa ee Dalka Qadar kula galay...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii...
R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa wasiirka cusub ee wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Dalka u...
Toddobaadkaan waxaan barnaamijka ku eegayna mashaariicda dib u dhiska adeegyada bulshada ee caasimada Soomaaliya ee Muqdisho
Mas'uuliyiintaan socdaalka ku maray deegaano badan ee dhaca Koonfurta Goblka Mudug ayaa waxaa hugaaminaayay Maayarka Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare iyo...
Deegaanada ku teedsan gobolka Jubadda Dhexe ayaa la qorshaynayaa in ay ka dhacaan howlgalo ballaaran oo ay si wada jir...
Iyadoo xukuumadda Washington ay xayiraad ku soo sogtay saraakiil sar sare oo ka tirsan Pyongyang ayaa jawaab kulul waxaa ay...
Madaxweynaha dalka Suudaan Omar Hassan Al-Bashir ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horeeyay ee booqda magaalada Dimishiq ee daka Suuriya tan iyo...
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysatay dacwada loo heysto Muqtaar Mahad Daa’uud,kaasi oo dhowaan lagu soo eedeeyay inuu ku kacay...
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...
Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho