Ra'iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo shir uga qayb galay dalka Jabuuri ayaa faahfaahin...
Howlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda Mareynkanka oo Ka dhacay Gobolka Shabeellaha hoose ayaa lagu dilay 25-maleeshiyo oo...
Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta albaabada isugu dhufatay Xabsigii ku yaallay Godka Jilacoow ee magaalad muqdisho. Wasiirka...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay Magaalada Dooxa ee dalka Qatar kulan kula qaatay Wasiirradda...
Ciidamada Israeli ayaa dumiyay Guri dhismo deegaan oo ay leedahay haweeneey caan ah oo ka mid ah kooxaha u dhaq-dhaqaaqa...
Gudoomiyaha Degmada Warsheekh ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Mudane Cumar Maxamed Cumar ayaa Kormeer ku tagay tuulaada Ruun-Shiikoow ee hoos timaada...
Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Maanta ay bilaaban doonoto Khudbad jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guulled (Khadar) ayaa maanta dalka walaalaha aanu nahay ee Jabuuti uga...
Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray rabshadaha ka...
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...
Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho